|

Fadliga Cilmiga
قال الله سبحانه وتعالى :-
وقل رب زدني علماً waxaad
tidhaahdaa rabbaw ii siyaadi cilmiga
قل هل يستوي الذين يعلمون والذين لا يعلمون waxaad
tidhaa miyey siman yihiin kuwa cilmiga leh iyo kuwa aan cilmiga lahayn
إنّما يخشى الله من عباده العلماء Allah waxaa
si dhab ah uga cabsada adoomihiisa kuwa cilmiga leh
يرفع الله الذين آمنوا منكم والذين أوتوا العلم درجات
Allah waxa uu kor u qaadaa kuwa iimaanka leh ee
idinka idinka midka ah kuwa cilmiga lehna darajooyin buu kor u qaadaa
وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم : -
وعن عبد الله بن عمرو بن عاص ، أن النبي صلى الله عليه وسلم
قال (( يلّغوا عني ولو آية )) رواه البخاري
Saxaabigani waxa uu rasuulka ka wariyeen anuu yidhi iga
gaadhsiiya aayadna ha ahaatee
وعن سهل بن سعد أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ((
فوالله لأن يهدي الله بك رجلا واحداً خيرٌ لك من حمر النعمِ )) متفق عليه .
Nabigu waxa uu ugu dhaartay Cali in uu ilaahay sababtaada ku
soo hanuuniyo nin kaliya ayaa kaaga khayr badan geela kiisa cas cas
إذا مات إبن آدم انقطع عمله إلا من ثلاث صدقة جارية أو علم
ينتفع به أو ولد صالح يدعوا له (( رواه مسلم ))
Marka uu dhinto ina aadan camalkiisu wuu go’ayaa sadex
mooyaane , sadaqo socota , cilmi lagu anfaco iyo walad fiican oo u soo
duceeya .
عن أبي هريرة رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال
: (( الدّنيا ملعونة ملعون ما فيها إلا ذكر الله عزّ وجلّ وما والاه أو
عالماً ومتعلماً . )) رواه الترميدي .
Aduunyadu way lacnadan tahay Inta Allaah xusaysa mooyaane iyo
wixii soo raaca iyo caalim iyo arday mooyaane .
وعن معاوية رضي الله عنه قال : قال رسول الله صلى الله عليه
وسلم (( من يرد الله به خيراً يفقه في الدين )) متفق عليه .
Rasuulku wuxuu yidhi qofka Alle la doono khayr wuxuu
fahamsiiyaa diinta
وعن أبي هريرة رضي الله عنه أن رسول الله صلى الله عليه
وسلم قال (( من سلك طريقاً يلتمس فيه علماً سهل الله له طريقاً إلى الجنة
)) رواه مسلم .
Qofka wado mara isagoo raadinay
1- Barashada Qur'aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

|
|

Sheikh Umul
Muxaadaro (Guji)
|
|

Sh
Dirir Tafsiir iyo Muxaadiro (Guji)
|
|
Fadlan wakhtiga Xiisadaha ha la illaaliyo.
Haddii aad hawl yeelato ama wax kale kula
soo darsaan fadlan ogaysii macalinkaaga.
Waa in Arday kasta yar iyo wayn ba soo
xafido oo soo diyaariyo casharadii iyo
duruustii Shaqo Guri. Waalidiinta haddii
aan dhib la soo darsin waa inay si joogto
ah u soo xaadiran fasalka guriga.
--> Inta Macallinku ku jiro casharka waa in Tv,
Phone iwm la iska xidhaa.
|
|

Gurigaaga ku dhex baro Qur'aanka
Ka naso dhaxanta iyo qabowga.
Gaadhiid la raaco yaan lacag kaaga bixin.
Maalinkasta ogow waxa ilmahaaga
loo dhigaayo & heerka uu joogo.
Werwar dambe ma jiro oo ad tiraa
caruurtii yaa ka soo kaxeeya ama geeya malcaamada.
Adiga waalidka ahi caruurta la soo gal
safka oo tusaale ugu ahoow barashada diinta.
Qoyskastaaba isaga ayaa iskii u fasal ah (class).
Ku xidhnoow Dhamaan Culima awdiinta soomaliyeed
ee afkaaga wax walba kuugu fasiraaya.
Ka qayb qaado tartanka barashada diinta
ee ka dhexeeya ardayda ku nool aduunka daafihiisa.
|
|